Skip to content
Nolol Jaban
All stories

Thinking of leaving

Waxaan qorshaynaynaa Geeddi !

Abdirahman Habib Gaalkacyo Household of 1226 Nov 20261 min read
Eid at Awale stadium, Gaalkacyo
Eid at Awale stadium, Gaalkacyo · Photo: Kulimiye and Yusuf Carab, CC BY-SA 4.0, via Wikimedia Commons

Waxaan ku noolahay gaalkacyo, qoys ka kooban hooyo aabbe iyo caruur, ilmuhu waxay ubaahanyihiin waxbarasho tayo leh, caafimaad iyo nolol ilbaxnimo leh, dhammaan waxyaabahaasi ma yaallaan Puntland nasiib darro qiimaha noolaanshiyaha ee dalalka dariska ah iyo Puntland waa simanyahay ama Puntland ayaaba qaalisan.

Waxaa lama huraana in la helo sabab qofku u joogo Puntland, in la is barbardhigo qiimaha iyo tayada nolosha haddii kale dad badani waxay qorshayn doonaan hayyaan iyo geeddi aaanay u diyaar garoobin.

Where they went: Kenya ama Ethopia

Your story matters too. Write as much as you need.

Share your story
Waxaan qorshaynaynaa Geeddi ! · Nolol Jaban